Waxaad Tahay Qabiil Jabiye! Ku Socoto Anti-Tribalism Movement (ATM) UK

Waxaad tahay geed dheer oo aay dabayshu jabinkarin.
Waxaad tahay hooska qoraxda u sababo.
Waxaad tahay qandho jabiyeha aay umadeenu ubaahantahay.
Waxaad tahay qabyaalad qube.

Waxaad tahay qaasa’roobaadka cirka midabaysa.
Waxaad tahay mid ku qarsoon meesha dadku ku nasanayaan.
Waxaad tahay buuraha ku dadban isku xiraha dhulka iyo circa.
Waxaad tahay qabiil jabiye.

Waxaad tihiin dad hadalkooda aduunka ku gaarsiiya cadaalad.
Waxaad tahay maalin u baahan habayn.
Waxaad tahay nabad abuure.

Waxaad tahay xasuusiyaha umaada.
Waxaad tahay qof aad ujecel Somaaliya iyo Somaalinimo.
Waxaad tahay kor uga qaadaha isla hadalka magaalda.
Waxaad tahay dhamaystire!

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s